Burconews.net
Golaha Guurtida Somaliland ayaa Bari u Balamay go’aan ka gaadhista Codsi Madaxwaynuhu usoo Diray
January 12, 2019 - Written by Admin

burconews.net:_Golaha guurtida Somaliland ayaa la filaayey in ay gudad galaan dooda warqad uuu madaxwaynaha somaliland u soo gudiyey oo uu kaga dalbanaayey in mudo kordhin loo sameeyo golaha guurtida ayaa  doodaas dhib u dhigtay mudo hal cisho ah iyagoo u balamay in ay maalinta beriya kal fadhi kale ay isigu yimaadaan

COMMENTS
Latest News