Burconews.net
Madaxwaynaha gobolka tigrayga debresion ayaa u hanjabay dowladda dhexe ee itoobiya
January 12, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Madaxwayna maamulka tigrayga ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay; unuu abiy ahmed u xaglinayo qowmiyadda oromada uu is lee yahay wax u soo jar. Hub aad u tiro badan oo gobolka tigrayga oolli jiray ayuu abiy ahmed amar ku bixiyey in la soo saaro, halkaas oo muran ka dhashay u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamulka tigrayga.

Debrasion oo arriintaas si kulul uga hadlay ayaa yidhi; “Hubka waxaa leh itoobiya waxa uuna yaallaa deegaan itoobiya, mana jirto sabab loo qaado. Haddii uu abiy oromada hub u rabo; ha u soo iibiyo waa raysal wasaarihii dalkee”! Arrintaas ayaa lagu macneeyey: inuu su hoose dagaal u iclaamiyey! Si kastaba ha ahaatee maamulka tigrayga ayaa laf dhuun gashay ku noqday dowladda dhexe ee itoobiya.

COMMENTS
Latest News