Burconews.net
Barkhad Jaamac Batuun oo Dhaliilay Nidaamka Cadaaladeed ee Somaliland
January 13, 2019 - Written by Admin

Burconews.net_Haldoor Barkhad jaamac batuun  Xogahaya cadaalada ee xisbiga wadani  ayaa si kulul u dhaliilay xagdhiga lagukala kacay  abwaan abees oo kamida  dhalinyarada  kamida dhalin yarada  haldoorkaa ee Somaliland isagoo  bandhig  suugaaneed uu ku qabanaayey  magalada hargeisa uu ku dhaliilay  Ciidanka boliska Somaliland kuwaas oo uu ku eedeeyey in ay xabsiyada  Somaliland ay ka jiraan cadaalada daro badani

COMMENTS
Latest News