Burconews.net
DEGDEG DAAWO CEEBTA DUL HOGANEYSA WASAARADA WAXBARASHADA SOOMALILAND
January 13, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Deegaanka gobolka   kamida  gobolka saraar ayaa  dadka deegaankaas ay ka cabanayaan   ardayda wax ku barta deegaankaas oo aan guud ahaanba lahay dugsi ay ardaydu wax ugu bartaan   iyagoo wasaarada waxbarashada Somaliland ku eedeeyey in ay gabtay hawshii ay u haysay bulshada Somaliland gaar ahaan deegaanka saraar

COMMENTS
Latest News