Ma jiro Guddoomiye La Isku Wareejinayo ] “Axmed Cabdi Dheere” | Burconews
Burconews.net
Ma jiro Guddoomiye La Isku Wareejinayo ] “Axmed Cabdi Dheere”
January 13, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Gudoomiyaha 1aad ee xisbiga kulmiye ahmed cabdi dheere oo manta war baahinta la hadlaayey ayaa sheegay in aan guud ahaanba aaney jirin wax laysku wareejinaayo oo uu yahay gudoomiyaha guud ee xisbiga kulmiye madaxwaynaha Somaliland geesta kale mar wax laga waydiiyey  xiliga la qabanaayo doorashada golaha dhexe ee xisbiga kulmiye  waxa uu sheegey in sanad lagu daray  qabashada golaha dhexe ee xisbigaas

COMMENTS
Latest News