Burconews.net
XISBIGA WADANI KOMIISHAN DIID MAAHA EE WAA DOORASHA DIID”AHMED CABDI DHEERE”
January 13, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Gudiimiye kuxigeenka koobaad ee xisbiga kulmiye oo manta warbaahinta la hadlaayey ayaa sheegay in ay aqbaleen soo jeedintii  ahayd in komiishanka  lagu daro laba xubnood oo dheeraada kaas  oo ay ogolaadeen  isagoo xisbiga wadani ku eedeeyey in ay yihiin doorasho diid ee aaney ahayn   komiishan diid  isagoo eedo culus u soo jeediey xisbiga wadani

COMMENTS
Latest News