Burconews.net
DEGDEG DAAWO :- FAYSAL CALI WARAABE OO TAAGEERAY GO AANKA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND
January 21, 2019 - Written by Admin

gudoomiye faysal cali waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlaayey magalada hargeisa ayaa siwayn u taageeray  go aankii golaha guurtida somaliland  isagoo ku hambalyey golaha guurtida go aankooda  isagoo sheegay in golaha guurtida somaliland loo sameeyey in ay dalka  ka badbaadiyan qalala saha ku soo kordha.

COMMENTS
Latest News