Daryeel La,aantaa Haysata Bulshadeenna Danyarta Ah | Burconews
Burconews.net
Daryeel La,aantaa Haysata Bulshadeenna Danyarta Ah
February 1, 2019 - Written by Burco News11

BULSHADA DARYEELKA WAYDA
————‘——————————–

Bulshada Daryeelka wayda ee rer somaaliland Khayaamadda Hogaamiyeenta La’ aamino iyo Daacadnimadda Boqolal bulsha xagey ku danbeeyan

——————————————————

Bulsho walba aduunka ku nool waxay leeyihiin dowladda taasa kafaysa baahiyaha bulshadaas kuwa ugu muhiimsan sida:—-

1: xoriyadda qof walba
2: biyo nadiif ah
3: caafimad sareeya
4: waxbarasho Tayo leh l.w.m

Haddaba waa side bulshadda rer somaaliland ?

Bulshadda Lixda Gobol somaaliland maaha kuwo hela baahiyaha aasasiga ah ee soo shegnay maxa sabab ?

Waxa sabab kuwa soosocda sidan: —–

1) musuq masuq hareeya goobaha bulshada lagu adeego

2) la xisaabtan la’aan madaxda masuulka Looga dhigay

Bulshadda Rer somaaliland 30 sano ka hor waxay kasoo hor-jeesten dowladdi madaxweynaha ka aha maxamed siyaad bare wax yaabaha ka cabana wakhtigana waxay ahayd Afarta qodob xage sare kusoo sheegna Maanta Waa side xaalkooda bulshadas ?

Bulshadda Lixda Gobol maanta waxay Lasaaxip noqden baahida haysta mana aha kuwe Lasixaaptama Dowladda Dhisten waxaba Moodaysa inay beri Lahan jireen siday isku Dhaafinaya magaca ( somaaliland ) waxa sabab inay Laxisaabtan sameen-waayan waa Magaca Qabyaaladda Sifiican uga Tisqaaday somaaliland Taaso maalinba Rerka haysta Xilalka ugu sareeya Dowladda Ay siday Rabaan ka yeelan

Siciid Abdirashiid Mohamed

COMMENTS
Latest News