Burconews.net
Daawo Dowlada Hoose Ee Ceerigaabo Oo Dayactir Ku Samaysay Garoonka Diyaarah
February 10, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:- dawlada hoose  magala ceerigaabo oo beyahanba  ka waday magalada cerigaabo dib u dhiska garoonka  diyaaradaha ee magalada ceerigaab  garoonka   oo hada ku dhaw gaba gabo oo ay dawlada hoose  ay ka wadeen dib u habayn  iyo dib u eegis  ayaa waxa ka war bixiyey  siday wax u socdaan iyo halka ay hawluhu marayaan maaiyirka  gobolka sanaag iyo masuuliyiin kale

COMMENTS
Latest News