Burconews.net
Gudoomiyaha Maxkamada Sarre Somaliland oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Galay Waddanka Holand.
February 10, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Gudoomiyaha Maxkamada Sarre Somaliland  iyo wefti uu hogaaminaayey oo Shir Caalamiya Kaga Qayb Galay Waddanka Holand shirkaas oo  ay ku metalayeen somaliland   iyadoo gudoomiyaha iyo weftigiisaba aad loogu hambalyey hor marka ay ka gaadheen dhanka garsoorka

COMMENTS
Latest News