Burconews.net
Wakhtiga La Gelayo Tababarkii Dugsiga Shaqo Qaran Oo Lagu dhawaaqay
February 10, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-gudoomiyaha  haayada shaqo qaran  ee somaliland ayaa mar uu warbaahinta la hadlaayey ku dhawaaqay xiliga la gelaayo dugsiga tababarada  dhalinyarada  u soo baxday barnaamijkii shaqo qaran  taas oo ay u soo baxeen arday kun kor u dhaafaysay taas oo diyaar u ah in ay ka qayb galaa barnaamika shaqo qaran isagoo sheegay in 18 bisha feb ay u bixi doonaan barnaamijka shaqo qaran isago sheegay in ay diyaar yihiin goobtii   ay tababarka ku soo qaadan lahaayeen

COMMENTS
Latest News