XISBIGA WADANI OO DHALIILAY WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA IYO WASARADA CIYARAHA | Burconews
Burconews.net
XISBIGA WADANI OO DHALIILAY WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA IYO WASARADA CIYARAHA
February 10, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Xoghaya  ciyaaraha ee xisbiga mucaridkaa ee wadani   ayaa mar uu warbaahinta la hadlaayey sheegey in guud ahaanba  xukuumada madaxwayne muuse biixi abdi ay  ku  fashilantay ciyaaraha   isagoo geesta kale dhaliilo u soo jeediyey  wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland

COMMENTS
Latest News