Burconews.net
Mudanayaasha Golaha Guurtida S/LAND Ayaa Xaalada Abaareed Wadanka Ka jirta Wax Iska Weydiiyey
March 13, 2019 - Written by Salaxley Saxlay

(Burconews)-Mudanayaasha Golaha Guurtida S/LAND Ayaa Xaalada Abaareed Wadanka Ka jirta Wax Iska Weydiiyey..

Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa su-aalo kala duwan iska weydiinaya xaalada abaareed ee wadanka ka taagan sidii looga howlgali lahaa ,iyagoo shirgudoonkoda ka dalbaday in loo yeedho masuuliyiinta Hay-ada Barakacayaasha iyo hay-adda ka hortaga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka si ay wax uga weydiiyaan xaalada abaareed ee dalka ka jirta iyo kaalinta xukuumadu ka qaadaneyso arrintaasi .

Halka la filaayo in masuuliyiin golaha wasiirada ka tirsan xogwareysi lala yeelan doono mudada ay ku gudo jiraan ajandahoodaasi.

Daawo-

COMMENTS
Latest News