Burconews.net
XIL JIRDE SICIID MAXAMUUD AYAA DALBADAY IN WADO HADALADA SOMALILAND IYO SOMALIA AJANDAHOODA KALFADHIGA 39NAAD LAGU SOO DARO
March 13, 2019 - Written by Salaxley Saxlay

(Burconews)-XIL JIRDE SICIID MAXAMED AYAA DALBADAY IN WADO HADALADA SOMALILAND IYO SOMALIA AJANDAHOODA KALFADHIGA 39NAAD LAGU SOO DARO ..

Xildhibaan Jirde Siciid Maxamuud kana mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa shirgudoonkoda ka dalbaday in arrinta wado hadalada labada dowladood ee Somaliland iyo Somalia lagu soo daro ajandahooda kalfadhiga 39naad si ay ugu qaadaa dhigaan arrintaasi ..

Daawo-

COMMENTS
Latest News