Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Shirgudoonkooda Ka Dalbanayeen In Xeerka Doorashooyinka Iyo Diiwaangalinta Cod Bixiyayaasha Ajandahooda Loogu Horeysiiyo Si Ay Waajibadkooda UGa Gutaan. | Burconews
Burconews.net
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Shirgudoonkooda Ka Dalbanayeen In Xeerka Doorashooyinka Iyo Diiwaangalinta Cod Bixiyayaasha Ajandahooda Loogu Horeysiiyo Si Ay Waajibadkooda UGa Gutaan.
March 13, 2019 - Written by Salaxley Saxlay

(Burconews)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxay Shirgudoonkooda Ka Dalbanayeen In Xeerka Doorashooyinka Iyo Diiwaangalinta Cod Bixiyayaasha Ajandahooda Loogu Horeysiiyo Si Ay Waajibadkooda UGa Gutaan..

Xildhibaan tiro badan ayaa si buxda uga dalbanaayey shirgdonkooda in xeerka dorashooyinka loogu soo horeysiiyo ajandahooda kalfadhiga 39naad ,si ay u ansixiyaan xeerkaasi ,iyadoo wadanka ay ku soo food leeyihiin doorashooyin kala duwan,halka sidoo kalena mudanayaasha qaarkood codsanayeen in xeerka saxaafada la meelmariyo oo golahaasi ku raftay ,ajande kastana lagu soo daro ,iyadoon la meelmarina xeerkaasi  uu xidhmo fadhiga golahaasi

Halkani Ka Dhageyso Qodob Wareedkaasi:

COMMENTS
Latest News