SOMALILAND LOOMA SINNA KHABIIR DHAQAALE YAHAN ABDI ALI DAAKIR, | Burconews
Burconews.net
SOMALILAND LOOMA SINNA KHABIIR DHAQAALE YAHAN ABDI ALI DAAKIR,
March 25, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-wax lala yaabo waxaa ah Hadii agaasimihii war faafinta iyo agaasimihii maamuka lacag la xidhay labaduba waxay awaamir toosa ah ka qaatan hoosna tagaan wasiirka warfafinta Guri barwaaqo  oo  ah wasiirka wasaraada  dhaqanka iyo wacyigelinta somaliland  isaga  ayaa madax ka ah wasaarada ilaa hada   wararku waxay sheegayaa in aan guud ahaanba   waxba laga qaban  halka ay ay labada masuul ee  kala ahaa agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta   iyo agaasimaha waaxda lacagta ee wasaaradaas loo xidhay arimo musuq maasuq  halka uu banaanka joogo wasiirkii wasarada oo ahaa masuulkii ka sareeyey  hadaba su aashu waxay tahay  muxuu lama taabtaanka u yahay maxase loo soo xidhi waayey wasiirka  Wasaarada waxa masuul ka ah Wasiirka wasarada Guri Barwaaqo Oo isagaa loosoo magacaabay halka Uu isagu magacaabo Agaasimaha lacagta ee wasarada Hadaba hadii Agaasimaha lacagta loo xidhay Lacag ayaa cuntay Oo uu Wasiirkii u shaqaynaayey aan la taaban Somaliland ma cadaalad ayaa ka jirta mise nin Jeclaysi iyo sadbursi ayaa ka jira

COMMENTS
Latest News