Burconews.net
18 MAY WAA MAALIN REER EE MAAHA MAALIN QARAN BY DHAQAALE YAHAN ABDI
May 14, 2019 - Written by Admin

Burconews.net:-Aqoonyahan cabdi cali Daakir oo kamida Aqoon yahan somaliyeed ayaa si adag uga soo hor jeestay  maalinta 18 may taas oo ay shacabka Somaliland u aqoonsan yihiin maalinta qarannimada Somaliland  taas oo ku began maalintii ay Somaliland ay  dib ula soo noqotay qarannimadeedii maalinta 18 may ayaa dhamaanba gobolada Somaliland si wayn looga dabaal degaa.

Dhawaan ayaa waxa warbaahinta la hadlay  xildhibaan dhakool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa  sheegay in maalinta 18 may ay tahay maalin  ay leeyihiin  beesha SNM oo aaney ahayn maalinta qarannimada Somaliland  taas oo uu  ku mutaystay xadhig

Geesta kale aqoon yahan cabd cali daakir oo kamida aqoon yahan somaliyeed ayaa sidoo kale si adag uga soo horjeestay  maalinta 18 may isagoo ku taageeray hadalkii dhawaan ka soo yeedhay  xildhabaan dhakool  kaas oo ahaa in aaney 18 may aaney ay maalin qaran ee ay tahay maalinta beesha SNM isagoo  baaq adagna u diray xukuumada Somaliland iyo madaxwaynaha Somaliland muuse biixi abdi  uguna baaqay in uu deg deg u sii daayo  xildhabaan dhakool oo ka tirsan golaha wakiilada somaliland

COMMENTS
Latest News