Burconews.net
Dhakhtarkii wayna ee Burco Oo kudhaw Inuu Xidhmo +Xanuun Kadilaacay Burco
June 6, 2019 - Written by Burco News11

Isu duwaha wasarada Cafimadka ee magalada  burco ayaa Shaaciyay inuu dhakhtaekii burco kudhawyahay inuu xidhmo waxanu yidhi dhakhtarku malaha Ambalas,dhawooyinki dhakhtarka Qaybo kamid oo ah Qaybtii ugu muhim sanayd way kadhamadeen hada waxa kadilacay magalada Burco shuban biyood waxana dhakhtarka ujiifa Dad Gadhayaa 40 Qof waxa uu isku duwu sheegay in wasarada Cafimadku ay kadhabayn wayday balan Qadyo Hore oo ay sheegtay

Hoos Kadaawo

 

 

COMMENTS
Latest News