Burconews.net
Deg Deg :- Gudoomiye Maxamed Sadiiq Oo La Sii Daayey Kana Hadley Xadhiiga
July 10, 2019 - Written by Admin

Gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme

ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii kadib markii uu xidhnaa muddo laba bilood ka badan

 Gudoomiyaha ayaa ku soo baxay kadib markii loo iibiyey 6 bilood oo xadhiga ah oo dhawaan lagu xukumay , waxaana uu ka Hadley markii uu soo baxay xadhigiisa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News