Burconews.net
Wasiirka Wasaaarada Horumarinta Beeraha Ahmed Muumin Seed Oo Maanta Kulan Warbaahineed Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Kawaramay Koru Kaca Ku Yimid Wax Soo Saarka Beeraha
February 4, 2020 - Written by ceerigaabo news

Wasiirka Wasaaarada Horumarinta Beeraha Ahmed Muumin Seed Oo Maanta Kulan Warbaahineed Ku Qabtay Xafiiskiisa

Ayaa Kawaramay Koru Kaca Ku Yimid Wax Soo Saarka Beeraha Shanti Sano Ee Ugu Danbeeyey Taasi Oo U Kor U Kucu Ahaa 67% Beeralay Badani Ka Faa.iidaysteen Shantaasi Sano Ee Lasoo Dhaafay

Wasiir Ahmed Muumin Seed Ayaa Sidoo Kale Kawaramay Dedaalada Ay Wasaaradu Ugu Jirto Sidii Wax Soo Saarka Loo Horumarin Lahaa Taasi Oo Ay Wasaaradu Beeruhu Beeralayda Siisay Tobabaro Wacyi Gelino Dhiiri Gelin Iyo Qalabkii Wax Lagu Beerilahaaba Siisay Wasaarada Beeraha Waxaanu Sidoo Kale Wasiirku Hoosta Ka Xariiqay Inay Sanadkan Dalag Badan Oo Kasoo Go.ay Dalagyadii Kala Duwanaa Ee Ay Ku Beereen Banka Wajaale Xaaxi Iyo Beer Oo Ay Weli Socoto Goyntoodu Ayaa Sheegay Inuu Ay Ku Wareejin Doonaan Haayada Masiibooyinka Iyo Kaydka Raashinka Qaranka ……

Wasiir Ahmed Muumin Seed Ayaa Sheegay Inay Ka Wer Warayaan Ayaxii Sanadkii Aynu Soo Dhaafnay Ee 2019 Ayaxii Ina Soo Maray Uu Ka Tegay Koronkor Wuxuuna Sheegay Inay Uga Cabsi Qabaan Markuu Gugu Bilaabmo Usoo Baxo Koron Kortaasi Taasi Oo Uu Ugu Baaqay Haayadaha Caalamiga Ah Ee Ay Wada Shaqaynta Leeyihiin Inay Kusoo Fool Leeyihiin Ayaxaasi Dib U Dhalanaya Taasi Oo Uu Wasiirku Sheegay Inay Keeni Karaan Dhibaatooyin Hor Leh Loona Baahanyahay In Laga Hortago Intaanu Khasaaro Geysan

COMMENTS
Latest News