Barnaamijyo
-
Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Afduubtay Shirweyne Ay Hargeysa Ay Ku Qabsadeen Haweenka Somaliland
Xoghayaha guud ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa sheegay in Xukuumaddu Afduubtay shirweyne ay Hargeysa ay ku qabsadeen Haweenka Somaliland.
Xoghayaha guud ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi, oo shirka ka qayb-galay laaki...
Wednesday, December 5, 2018
-
Madaxweyne Biixi Oo Haweenka Somaliland U Soo Jeediyay Inay Isku Soo Sharraxaan Doorashada Madaxtooyada Ee Soo Socota, Dalka-na Hoggaamiyaan
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay kulan ballaadhan oo ay qaar kamid ah haween weynaha dalka Somaliland ku qabsadeen caasimadda Hargeysa.
Muuse Biixi Cabdi madaxwaynaha Somaliland w...
Wednesday, December 5, 2018
-
Wasaarada beeraha somaliland oo maanta xustay maalinta cuntada aduunka oo lagu qabtay magalada hargeisa
Wasaarada beeraha somaliland oo uu hogaaminaayo wasiirka wasaarada beeraha somaliland oo ay wehelinayaan wasiirka wasaarada deeegaanka marwo shukri bandare ayaa maanta ka qayb gashay maalinta cuntada aduunka oo lagu qabtay magla...
Tuesday, October 16, 2018
-
DAAWO: “Kornayl Caarre Afar Bilood Ayuu Dhex-joogay Somaliland Oo Uu Haystay Ciidamo Gaar Ah, Markii La Yidhi Aanu Ku Darno Nabadayntii Ceel-afweyn Waxa Diiday Muuse Biixi
Burconews_Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin Dheeg oo ka tirsan Xildhibaanada Aqalka Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka warramay xoggo badan oo qarsoon oo ku saabsan jabhadda kornayl iyo kulamo ay xubnaha golaha guurtida ee beesh...
Saturday, October 6, 2018
-
daawo barnaamij arday deeq waxbarasho kahelay ethopia oo xafled loogu qabtay garadag
Burco news= daawo barnaamij arday deeq waxbarasho kahelay ethopia oo xafled loogu qabtay garadag
https://youtu.be/cOnTMVmDjpQ...
Friday, October 5, 2018
« Previous Page
|
Latest News
|