Maqaalo
-
Shirkad Itoobiyaan ah oo hub ka iibisay Somaliland
Guddiga khubarada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo saaray warbixintoodii sanadda 2019 ayaa qaybo ka mid ah waxay kaga hadleen arrimo ku saabsan Somaliland.
Wargeyska Geeska Afrika ayaa wuxuu soo ururiyay qaybaha ay guddiga Qara...
Wednesday, November 13, 2019
-
Maayar Caasimada Cabdiraxmaan Soltelco oo bilaabay inuu Dhul u boobo Maayarka Ber-bera iyo Gebilay.
Burconews.net:-Waxaa bilaabamay isku bedel Dhul oo laayskugu bedelayo dhul dad shacab ah ay leeyihiin oo maayar soltelco dhul ugu bedelayo maayir Cidin iyo maayir Maxamed Aamin, taas oo waqti hore ay iyagu Dhul ka siiyeen Magaaloo...
Thursday, October 31, 2019
-
HINDI AF SOMALI CUSUB 2020 HD
https://youtu.be/JBDAfsk_b9o...
Monday, October 28, 2019
-
Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Axmed Yuusuf Maxamed Umagaacabay Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland+Tariikhdiisa
Maareerayaha cusub ee hayadda horumarinta jidadka soomaalilaan waa axmed yuusuf maxamed maxamuud dhunkaal diiriye jaamac adan cali'fiqi maxamuud biciide xuseen nuux.
Xoghayihii 12ka sano ee degmadda ceerigaabo ahaa na masuulkii u...
Monday, July 29, 2019
-
“Habka Casriga ah ee Dhaqashadda Geela Soomaalida, iyo Xarunta Barqo-Maal” Barnamij.
Burconews.net:-"Habka Casriga ah ee Dhaqashadda Geela Soomaalida, iyo Xarunta Barqo-Maal" Barnamij.
https://youtu.be/60djGpsrSWg...
Wednesday, July 10, 2019
-
Buug aysan jeclaysan doonin ragga Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Finland
Burconews.net:-Sheekooyinka qoraalka buugaagtu waxay ka mid yihiin habka laysugu gudbiyo dhacdooyinka taariikhaha iyo madadaalooyinka kala duwan,bulsho walbana waxa ka soo dhex baxa qorayaal qalinkooda ku suuradeeya dhacdooyinka k...
Thursday, April 25, 2019
-
Alexis Sanchez Oo Hal Taabasho Ku Helay 75,000 Kun Oo Pound – 16-Daqiiqo Uu Garoonka Ku Jiray Kulankii Manchester Derby.
Burconews.net:- Weeraryahanka Manchester United Alexis Sanchez ayaa jeebka ku shubtay lacag dhan 75,000 kun oo Pound (gunno ah), hal taabasho uu sameeyay 16-kii daqiiqo uu ku jiray kulankii Manchester Derby ee xalay.
...
Thursday, April 25, 2019
-
Kim Jong-un oo gaaray Ruushka
Kim Jong-un markii uu gaaray magaalada Vladivostok, wuxuu salaan sharaf ka qaatay ciidammada RuushkaImage caption: Kim Jong-un markii uu gaaray magaalada Vladivostok, wuxuu salaan sharaf ka qaatay ciidammada Ruushka
Hoggaamiyah...
Wednesday, April 24, 2019
-
Wiil iyo aabihii oo dhintay iyaga oo samato bixin ku jira
Burconews:- Twelve Apostles ayaa ah meel dalxiise yaasha soo jiidata
Wiil iyo aabihii oo si mutadawacnimo ah dadka u badbaadiya ayaa badda ku qarqamay iyaga oo isku dayaya in ay caawiyaan qof dalxiise ah oo ku dhacay badda gobo...
Tuesday, April 23, 2019
-
Bilyaneer saddex canug ku waayay weerarradii Sri Lanka 23 Abriil 2019 La wadaag qodobkan Facebook La wadaag qodobkan WhatsApp La wadaag qodobkan Messenger La wadaag qodobkan Twitter La wadaag
Lahaanshaha sawirkaAFP
Image caption
Anders Holch Povlsen ayaa ah maalqabeen u dhashay Denmark
Saddex kamid ah afarta canug ee uu dhalay maalqabeenka u dhashay Denmark ee Anders Holch Povlsen ayaa ku dhintay qaraxyadii Ax...
Tuesday, April 23, 2019
Next Page »
|
Latest News
|